Faadumo Diiriye Waxay Wareejinta Uunsiga Wax Ku Bartaa 3009 Qof (dhegayso)

HomeWararka

Faadumo Diiriye Waxay Wareejinta Uunsiga Wax Ku Bartaa 3009 Qof (dhegayso)

Maamo Faadumo Jaamac Diiriye waa hooyo soo maaliyeed oo si iskeed ah gacanta ugu haysa Aday gaaraysa 3009 Qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ay wa

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Shaqo la,aanta haysatada dhalinayarada Puntland iyo Ajaaniibta qabanaysa shaqooyinka hoose (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Dhoweyn u sameeyay wafdi kasocda Jabuuti (sawiro)
Muqtaar Roobow Abu Mansuur oo gaaray Magaaladda Baydhabo

Maamo Faadumo Jaamac Diiriye waa hooyo soo maaliyeed oo si iskeed ah gacanta ugu haysa Aday gaaraysa 3009 Qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ay wax ku barto kaamka ay gacanta kuhayso .

Faadumo ayaa Mushaharka sadax Macalin oo Aradayda waxa udhigta ka bixisa uunsi ay wareejiso , waxaana sidoo kale iskoolka ay gacanta kuhayso ka qalin jabiyay 100 dumar aha oo bartay Farsamada Harqaanka kuwaas oo hada ku shaqaysta .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: