Faadumo Diiriye Waxay Wareejinta Uunsiga Wax Ku Bartaa 3009 Qof (dhegayso)

Faadumo Diiriye Waxay Wareejinta Uunsiga Wax Ku Bartaa 3009 Qof (dhegayso)

Maamo Faadumo Jaamac Diiriye waa hooyo soo maaliyeed oo si iskeed ah gacanta ugu haysa Aday gaaraysa 3009 Qof oo isugu jira wiilal iyo gabdho oo ay wax ku barto kaamka ay gacanta kuhayso .

Faadumo ayaa Mushaharka sadax Macalin oo Aradayda waxa udhigta ka bixisa uunsi ay wareejiso , waxaana sidoo kale iskoolka ay gacanta kuhayso ka qalin jabiyay 100 dumar aha oo bartay Farsamada Harqaanka kuwaas oo hada ku shaqaysta .

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com