Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Shaqo la,aanta haysatada dhalinayarada Puntland iyo Ajaaniibta qabanaysa shaqooyinka hoose (dhegayso)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Shaqo la,aanta haysatada dhalinayarada Puntland iyo Ajaaniibta qabanaysa shaqooyinka hoose  (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxa aan ku falaanqayn doonnaa shaqo la,aanta haysata dhalinyarada iyo Ajaanibta  u soo shaqo raadsatay Puntland oo lawareegtay shaqooyinkii hoose ee dhalinyarada ay ka faani jireen  .

 

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada waxaa istuudiyaha Daljir ee magaalada Garoowe ka soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com