115 Soomaali oo ka Badbaadey Duqeyntii Diyaaradaha Sacuudiga oo Dib loo soo Celinayo (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

115 Soomaali oo ka Badbaadey Duqeyntii Diyaaradaha Sacuudiga oo Dib loo soo Celinayo (dhegayso)

Dhibbanayaashii Soomaalida ee ka badbaaday doonidii lagu duqeeyay xeebaha dalka Yamen kuwaas oo gaarayay 115 oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa lag

Nabadoon Yaasiin Cabdi Samad: “Dagaalku waa Tusaale Nidaamka Barakicinta ee Galmudug Hadda Gaalkacyo ka Biloowday” (dhegayso)
Maraykanka oo Xaqiijiyey in Ina Caloolgeel lala Qabtay Soomaali ka soo Laabtay Maraykanka (CNN)
Sahra Noor: Daryeelka hooyada, dhallaanka iyo caafimaadka guud (dhegayso)

Dhibbanayaashii Soomaalida ee ka badbaaday doonidii lagu duqeeyay xeebaha dalka Yamen kuwaas oo gaarayay 115 oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa laga saaray xabsigii ay ku jireen waxaana loo qaaday magaalada Cadan.

Dadkan dib loo celinaayo ayaa isugu jira dad qaba dhaawacyo halis aha iyo kuwo ku naafoobay, una baahan daryeel iyo daaweyn degdeg ah.

Dhalinyaradan ayaa ku jirtay xabsiyada Yemen muddo ku siman 4 bilood, waxaana dhawaan la filayaa in ay ka soo degaan Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Dadkaan ayaa waxaa duqeeyey diyaaradaha helikobterada ee loo yaqaan Apache ee xulufada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, waxayna dileen Soomaali lagu qiyaasay in ay kor u dhaafeen 40 muhaajiriin ah.

Wariye Xasan Heykal ayaa warbixinta inoo haya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: