Cadaado iyo Kulanka Dastuurka Qabyoqoraalka Soomaaliya (dhegayso)

Cadaado iyo Kulanka Dastuurka Qabyoqoraalka Soomaaliya (dhegayso)

Magaalada Cadaado ee Xarunta maamulka kumeelgaarka ah ee Galmudug maanta waxaa lagu qabtay kulan looga tashanayo dastuurta qabyo qoraalka ah ee dalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa soo abaabulay Wasaarada Dastuurka ee DFS waxaana ka sooqaybgalay Wasiirka Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh jibriil .

kulankan ayaa ahaa mid bulshada lagaga talagalinayo sidii ay aragtidooda uga dhiiban lahaayeen dib ueegista dastuurka qabyada ah ee dalka.

Hadaba Cismaan Maxamed Cali Socdaal “Cismaan dheere” waa wasiirka dastuurka Maamulka Galmudug. Wariye Xasan Heykal ayuu uga warramay kulanka Cadaado.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com