Taliye Aadan Nuur Qaal oo ka Hadlay Dilka Duleedka Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Taliye Aadan Nuur Qaal oo ka Hadlay Dilka Duleedka Gaalkacyo (dhegayso)

Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay labo nin oo watay gari nooca raxada ah isla markaana ku sii jeeday deegaanka Bacaadweyn, waxaana arrinkaasi ka hadlay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, Aadan Nuur Qaal. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59673e74040100f215dcb5a9/Taliyaha+Qaybta+Booliska+gobolka+Mudug+aadan+Nuur+Qaal.MP3   

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Taliska Booliska oo Saraakil u xiray Falal amni darro
UK ends funding of Somaliland Security Program (SSP)

Duleedka Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay lagu dilay labo nin oo watay gari nooca raxada ah isla markaana ku sii jeeday deegaanka Bacaadweyn, waxaana arrinkaasi ka hadlay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug, Aadan Nuur Qaal.

DHEGAYSO

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: