Gumeysi Dadban iyo Qaadashada Lacagta Birta Itoobiya oo ka Bilaabatay Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Gumeysi Dadban iyo Qaadashada Lacagta Birta Itoobiya oo ka Bilaabatay Soomaaliya (dhegayso)

Qaybo kamid ah gobolada Koonfureed iyo bartamaha Soomaaliya oo dhowaan laga diidey qaadashada lacagta shillinka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramay

Ciidamadda Danab oo Jubbooyinka Howlgal kasameyaay
Oday dhaawac ka soo gaarey hawlgalo ciidamada Puntland ay ka sameeyeen degmada Bareeda( daawo)
Ciidanka beesha Ugaar Saleebaan oo saaka ka soo kicitimay Kalabayr, kuna sii jeedaa Laascaanoood.

Qaybo kamid ah gobolada Koonfureed iyo bartamaha Soomaaliya oo dhowaan laga diidey qaadashada lacagta shillinka Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ganacsatadu ay bilaabeen qaadashada lacagta birta ah ee Itoobiyaanka.

Gallad Xuseen Shire oo kamid ahaa ganacasatadaas ayaa Radio Daljir u sheegay in ay dhawaan wadahadal lagalayan Dawlada Puntland iyo ganacsatada gobolka Mudug. Zubeir Shiikh Cabdi ayuu uga waramay asaga oo Cadaado ku sugan, kana warramaya kulanka ganacsata iyo isticmaalka lacagta birta ee Itoobiyaanka.

DHEAGYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: