Duleedka Garoowe Waxaa ku Dhibban Qoysas Xoolihii ka Dhammaadeen (dhegeyso warbixin qiiro leh)

HomeWararka

Duleedka Garoowe Waxaa ku Dhibban Qoysas Xoolihii ka Dhammaadeen (dhegeyso warbixin qiiro leh)

Deegaanka Jillab ee dulaadka magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhibaataysan dad tiradoodu kor u dhaafayso kun (1,000) ruux oo ay xoolihi ka dhammaysay abaartii SIMA ee dhowaan ku dhufatay inta badan gobolada Soomaalidu degto. WARBIXIN-Axmed Xuseen Cabdulqaadi (Sheekeeye). http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59673ac00601009e1d313aa8/Warbixinta+Boqollaal+qoys+soo+barakacayaal+oo++ku+dhibaataysan+duleedka+Garoowe..mp3

Warka Fiidnimo iyo Faadumo degan daahir Daljir Bosasso (dhegayso)
MAANHADAL & Dhuusamareeb: Midowga Galmudug iyo Ahlu-Sunna (dhegayso)
MAANHADAL: Caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland

Deegaanka Jillab ee dulaadka magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhibaataysan dad tiradoodu kor u dhaafayso kun (1,000) ruux oo ay xoolihi ka dhammaysay abaartii SIMA ee dhowaan ku dhufatay inta badan gobolada Soomaalidu degto.

WARBIXIN-Axmed Xuseen Cabdulqaadi (Sheekeeye).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: