Duleedka Garoowe Waxaa ku Dhibban Qoysas Xoolihii ka Dhammaadeen (dhegeyso warbixin qiiro leh)

Duleedka Garoowe Waxaa ku Dhibban Qoysas Xoolihii ka Dhammaadeen (dhegeyso warbixin qiiro leh)

Deegaanka Jillab ee dulaadka magaalada Garoowe ayaa waxaa ku dhibaataysan dad tiradoodu kor u dhaafayso kun (1,000) ruux oo ay xoolihi ka dhammaysay abaartii SIMA ee dhowaan ku dhufatay inta badan gobolada Soomaalidu degto.

WARBIXIN-Axmed Xuseen Cabdulqaadi (Sheekeeye).

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com