Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa kooxda Everton u gudbisay qiimayn ka badan midii ay horay u gudbisay kooxda Manchester United oo ku aadan ciyaaryahan Romelu Lukak

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani (dhegayso)

Kooxda Chelsea ayaa kooxda Everton u gudbisay qiimayn ka badan midii ay horay u gudbisay kooxda Manchester United oo ku aadan ciyaaryahan Romelu Lukaku.

Tabaraha kooxda Chelsea ayaa ku hanjabay inuu shaqada kooxda ka tagi doono hadii aan gacanta loo galinin lacag badan uu ku aado dhanka suuqa kala iibsiga si uu kooxda u keeno ciyaartoy magac wayn ku leh qaarada Yurub.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

 

 

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: