Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani (dhegayso)

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani (dhegayso)

Waxaa xalay la ciyaaray kulan ka tirsana Champions Leaguea Wareega afar dhamaadka lugta labaad .

Dhanka kale caawa waxaa la sugi labada kooxood ee reer Madrid midda u soo bixi doonta finaalka koobka oo la ciyaari doono kooxda reer Talyaani ee Juventus

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com