Wasiir Siciid M Raage: Muxuu Ahaa Markiibkii ku Degay Aagga Caluula? (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Siciid M Raage: Muxuu Ahaa Markiibkii ku Degay Aagga Caluula? (dhegayso)

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Saciid Maxamed Raage, oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyay markabkii todo

MUQDISHO: Aabe Cali Jaamac: “Wilkayga waxaa dishay dowladda Eritrea
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Abubakar Cabdirahmaan Geelle (Bilidhig) Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sool oo ka warbixiyey dagaalkii maanta

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Saciid Maxamed Raage, oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyay markabkii todobaadkii hore ku dagay xeebta magaalada Caluula ee gobolka Gardafuu, Puntland.

Wasiirka ayaa sheegay markabka inuu ka diiwaangashanaa dalka Panama, islamar ahaantaana la badbaadiyay dhammaan shaqaalihii saarnaa, waxaana uu ku sheegay markabka waday shidaal.

RIIX HALKAN si aad u ogaado markabka degay iyo meesha laga lahaa.

Wasaaradda Dekedaha ayuu xustay in ay dirtay kooxo soo baara khatarta deegaanka ay u gaysan karto dhibaatadaasi qaraxa ee ka dhashay markabkaasi shidaalka waday ee degay.

Wasiirka ayaa marka hore ka hadlaya shir ay la leeyihiin ciidamada badda Midowga Yurub oo ay kala hadlayaan ammaanka badaha.

Maxmud Cabdi Ibrahim ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: