Waxsoosaarka Beeraha Gobolka Bari oo Sarakacay (dhegayso + sawirro)

Waxsoosaarka Beeraha Gobolka Bari oo Sarakacay (dhegayso + sawirro)

Beeralayda gobolka Bari ayaa sheegay inuu sanadkan aad u wanaagsanaa waxsoosaarkooda dhanka beeraha, marka la barbardhigo sanadihii hore.

Guddoomiyaha iskaatashada beeralayda gobolka Bari Axmed Maxamed Muumin ayaa xusay sandkan beerahooda inay ka badbaadeen cayayaano dhibaato ku hayn jiray sanadihii hore beeraha.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u warammay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com