Dad Xoolihii ka Dhammaadeen oo Ku Tabaalaysan Duleedka Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Dad Xoolihii ka Dhammaadeen oo Ku Tabaalaysan Duleedka Garoowe (dhegayso)

Qaar kamid ah Qoysaaskii xoolihu kaga dhamadeen abaartii ayaa ka hadlay xaladooda naloled,iyago qoysaskaas hadda ku dayacan kaamka jilib ee duleedka G

Maxay ku heshiiyeen madaxweyne Farmaajo iyo madaxdii hore? (Akhriso)
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Hay’adda UNHCR oo sheegtay in somaali Badan dalkooda ku laabteen

Qaar kamid ah Qoysaaskii xoolihu kaga dhamadeen abaartii ayaa ka hadlay xaladooda naloled,iyago qoysaskaas hadda ku dayacan kaamka jilib ee duleedka Garowe, Odayaal iyo reer guraaga gobalka nugaal ee xooluhu kaga dhamadeen gobalka oo maanta nagu soo booqday Xarunta Daljir ayaa dowladda Puntland iyo wasaarada arimaha Gudaha ka codsaday in looso gurmado dadkaas.

Waxa ay shegeen in hoyooyin iyo caruur badan ay ku dayacanyihin Kaamka Jilib o ay shegeen in suuliyal aysan lahayn halkas. Qaar kamid ah dadkii Xoola dhaqatada ahaa ayaa nagu soo booqday Xarunta Daljir Garowe waxayna u warameen Maxamed Lakiman.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0