Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyah

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (daawo)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan.

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnamaijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya wariye Xasan Heykal.

Qodobada Caawa & Daljir ugu doorka roon waa:

  • Wafdi ka socda Wasaarada Waxbarashada DFS oo soo gaaray Garoowe
  • Dowlada Puntland oo koox Caafimaad u dirtay Xarfo iyo cudurka shuban biyoodka
  • Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku daahfuray shirkii Amniga Qaranka ee maamulada dalka, iyo
  • Goldogob Sare oo ku guulaystay koobkii Tartan & Tacliin

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: