Tabashada Beesha Tanade Daarood (dhegayso)

HomeWararka

Tabashada Beesha Tanade Daarood (dhegayso)

Garoowe waxaa ka furmay shir ay soo qabanqaabisay beesha Tanade Daarood oo kamid ah beelaha Puntland, beeshuna ay ku casuntay Isimada Puntland. Beesha ayaa Isimada Puntland u gudbisay cabasho saamiga ay beeshu ku leedahay xubnaha Baarlamaka Puntland. Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/595c57ee0b01005ae2c30f31/Warbxinta+Shirka+Besha+Leelkasee+Garoowe+By+Cabdi+Xakiin_4jul17.mp3    

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Internetka Muqdisho oo wali jaran jago-ka xayuubinti RW khayre kabacdi
Kenya oo sheegtay inay weerar ku dishay 20 katirsan Al-Shabaab

Garoowe waxaa ka furmay shir ay soo qabanqaabisay beesha Tanade Daarood oo kamid ah beelaha Puntland, beeshuna ay ku casuntay Isimada Puntland. Beesha ayaa Isimada Puntland u gudbisay cabasho saamiga ay beeshu ku leedahay xubnaha Baarlamaka Puntland.

Warbxinta waxaa inoo haya CabdiXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: