HomeWararka

Barlamaanka Puntland oo Ka Digey Marin Habaabinta Shacabka Abaartu Cayraysay (dhegayso)

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay dhibaatooyin soo food saaray dadka xoolo dhaqatada a

Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Ambasaddor Sahra Cali Xasan.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WAREEGTO KASOO SAARAY DOORASHOOYINKA ISBARBAR SOCA EE GARBAHAAREEY IYO CEELWAAQ
ABWAAN JAAMAC KADIYE OO WACDARO KA DHIGAY TARTANKA GABAYADA BUHOODLE

Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa ka hadlay dhibaatooyin soo food saaray dadka xoolo dhaqatada ah ee ku sugan miyiga tuulooyinka Puntland.

Mudane Burhaan ayaa sheegay inuu jiro barnaamij balaaran oo dadka xoolo dhaqatada ah ee Puntland looga soo barakicinayo deegaanadoodii ,isla markaan loogu sheegay in la siinayo mu caawimo si loo dhaafiyo xoolaha ay dhaqdaan .

Wariyaheena Axmed Sheekeeye oo Daljir Garoowe jooga ayuu u waramay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: