Bilowgii Waxqabadka Iskutashiga Puntland iyo Buundada Midiggar (daawo)

HomeWararka

Bilowgii Waxqabadka Iskutashiga Puntland iyo Buundada Midiggar (daawo)

Waxqabadkii ugu horeeyey ee madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu ahaa dhismaha Buundada Middi_gar ee duleedka deegaanka Sin_ujii

Raiisul wasaare Ku Xigeenka DFS oo kawarbixiyeey Shir uu kaga qayb Galay Masar (dhegayso)
Shiinaha: 10 xaqiiqo oo kaa caawineya barashada quwadda maanta ee dunida
Qorshaha dhow ee Dowladda Federaalku ka leedahay Dowlad Goboleedyada (Maqaal)

Waxqabadkii ugu horeeyey ee madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu ahaa dhismaha Buundada Middi_gar ee duleedka deegaanka Sin_ujiif ee gobolka Nugaal oo daadad xoogan oo dooxada Nugaal qulqulayey ay gooyeen.

Dhismaha buundadaasi waxaa ku baxay lacag ka badan 3 Million oo dollarka Maraykanka oo ay bixiyeen dowladda iyo shacabka Puntland, haddaba muddo kadib maanta waa sidee, waa sidii lagu dhisay adna nala daawo muuqaalkii ugu dambeeyey.

DAAWO

Buundada #Middi_gar Waxaa Sameeyey #Puntland.Waa Sidee Saddex Sano Kadib markii la dhammeeyey.Fadlan Faafi#Share

Posted by Dal-Joog Filmsᴴᴰ on Friday, June 30, 2017

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: