Site icon Radio Daljir

Bilowgii Waxqabadka Iskutashiga Puntland iyo Buundada Midiggar (daawo)

Waxqabadkii ugu horeeyey ee madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, waxa uu ahaa dhismaha Buundada Middi_gar ee duleedka deegaanka Sin_ujiif ee gobolka Nugaal oo daadad xoogan oo dooxada Nugaal qulqulayey ay gooyeen.

Dhismaha buundadaasi waxaa ku baxay lacag ka badan 3 Million oo dollarka Maraykanka oo ay bixiyeen dowladda iyo shacabka Puntland, haddaba muddo kadib maanta waa sidee, waa sidii lagu dhisay adna nala daawo muuqaalkii ugu dambeeyey.

DAAWO

Exit mobile version