Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

Dadnimo yeelo oo Daljir taariikhda ka baro, dalkaaga ka baro, dadkaaga ka baro, halganka xorriyadda loo soo galay ka baro, oo baro kuwii halganka hugg

MARTISOOR & Sanatar Gaagaab: Waayo hore, Dhismihii Puntland & Waliba Waayihiisa Siyaasadda
TAARIIKHDA DADKA & DEEGAANADA BURBURKII KADDIB & YAGLEELKII PUNTLAND
MARTISOOR: SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA

Dadnimo yeelo oo Daljir taariikhda ka baro, dalkaaga ka baro, dadkaaga ka baro, halganka xorriyadda loo soo galay ka baro, oo baro kuwii halganka huggaanka u ahaa!

Waa asbuucii xoriyadda, hadaba yaa kale, waa Martisoor iyo Abwaan Cali Mire Cawaale, Tiriyaha Heesta Qaranka Soomaaliya iyo heesihiisii halganka xornima doonka.

“Soomaaliyeey toosoo toosoo isku tiirsada eey hadba kiinna taagdaraneey taageera waligeeneey!”

Waxaa halgamaa Cawaale martisooray Axmed Shiikh Maxamed Tallman.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: