Guddoomiye Dhaqaaje: Maxaa Sabab u ah Hormarka Qardho iyo kan Gobolka? (waraysi)

HomeWararka

Guddoomiye Dhaqaaje: Maxaa Sabab u ah Hormarka Qardho iyo kan Gobolka? (waraysi)

Magaalada Qardho ayaa ka duwan bilic ahaan laba sano kahor sida ay ahayd gaar ahaan isbaddal ayaa ka muuqda xafiisyada maamulka gobolka, degmada, iyo

CIIDAMADA PUNTLAND OO LOOGA DIGEY IN AY QEYB KA NOQDAAN DAGAAL BEELEED-YADA
Turkiga oo ka Iibinaya Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn Dalalka Ethiopia Iyo Morocco
Wasiir Carab oo sheegay in uu halis kujiro qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Sanadkan

Magaalada Qardho ayaa ka duwan bilic ahaan laba sano kahor sida ay ahayd gaar ahaan isbaddal ayaa ka muuqda xafiisyada maamulka gobolka, degmada, iyo saldhigga booliska. Dhanka kale waxaa horumar weyni ka muuqdaan waddooyinka oo in badan oo kamid ah laami la saaray.

Hadaba sidee loo gaaray oo loogu guulaystay horumarka Qardho iyo kan maamulka gobolka Karkaar?

Waxaan ka waranaysay guddoomiyaha gobolka Karkaar, Cabduqaadir Siciid Caarshe Dhaqaaje. Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: