Guddoomiye Dhaqaaje: Maxaa Sabab u ah Hormarka Qardho iyo kan Gobolka? (waraysi)

Guddoomiye Dhaqaaje: Maxaa Sabab u ah Hormarka Qardho iyo kan Gobolka? (waraysi)

Magaalada Qardho ayaa ka duwan bilic ahaan laba sano kahor sida ay ahayd gaar ahaan isbaddal ayaa ka muuqda xafiisyada maamulka gobolka, degmada, iyo saldhigga booliska. Dhanka kale waxaa horumar weyni ka muuqdaan waddooyinka oo in badan oo kamid ah laami la saaray.

Hadaba sidee loo gaaray oo loogu guulaystay horumarka Qardho iyo kan maamulka gobolka Karkaar?

Waxaan ka waranaysay guddoomiyaha gobolka Karkaar, Cabduqaadir Siciid Caarshe Dhaqaaje. Maxamud Cabdi Ibrahim ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com