Jen. Siciid Dheere: “Dagaalku waa Dhacay waana Carareen” (dhegayso)

HomeWararka

Jen. Siciid Dheere: “Dagaalku waa Dhacay waana Carareen” (dhegayso)

Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Jen. Siciid Maxamed Xirsi 'Siciid Dheere', ayaa Daljir si kooban ugu sheegay in dagaalku uu bilowday

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka ka qaaday saraakiil ka tirsan NISA
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Jen. Siciid Maxamed Xirsi ‘Siciid Dheere’, ayaa Daljir si kooban ugu sheegay in dagaalku uu bilowday kaddib markii ay degaanka yimaadeen malayshiyo Daacish ka tirsan, bilaabeenna in ay dhibaateeyeen dadka deegaanka.

Jen. Siciid Dheere in kasta oo uusan sheegin khasaaraha dagaalka hadana waxa uu noo xaqiijiyey in isla markiiba ciidanku ay dagaal ku qaadeen kalana cayrsheen burcad-diimeedkii dadka deegaanka dhibka u geystay.

Waxaa Jananka waraystay Jamaal Faarax Aadan.

Hoos arag iyo cafiskii Daacish ee maalmo kahor

Dhedo iyo AlShabaab: “Cafis baad Tihiin wixii Dadka iyo Dalka aad u Gaysateen Intaas ha Idin kaga Ekaato!”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0