Caawa iyo Tartan & Tacliin: Fikirka Dadweynaha (dhegayso)

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Fikirka Dadweynaha (dhegayso)

Caawa waxay ahayd habeen nasasho kahor inta aan horyaalka Tartan & Tacliin bilaaban. Sidaas darteed waxaan khadka u furnay dadweynaha ku taxan Tartan & Tacliin, waxaana mar kale noo daadihinaya isla daadihiyayaasha barnaamijka T+T.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com