Dhedo iyo AlShabaab: “Cafis baad Tihiin wixii Dadka iyo Dalka aad u Gaysateen Intaas ha Idin kaga Ekaato!”

Guddoomiyaha Gobolka Bari, Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo, wuxuu shalay soo bandhigay rag isugu jira Al-Shabaab iyo Daacish. Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in raggaan uu aqoon dheer u leeyahay, wax u kala qarsoonna aysan jirin, sidaas darteed “ay cafis ka yihiin wax walba, waxa ay dileen, waxa ay kharibeen, iyo wax walba oo ay bi’iyeen.” Madasha cafiska laguma … Continue reading Dhedo iyo AlShabaab: “Cafis baad Tihiin wixii Dadka iyo Dalka aad u Gaysateen Intaas ha Idin kaga Ekaato!”