Wasiir Juxa oo Garoowe kula Kulmay Isimmo Deegaanka (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Juxa oo Garoowe kula Kulmay Isimmo Deegaanka (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo shalay siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa w

Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Dab khasaare hanti gaystay oo ka kacay Garoowe oo aan lahayn dab-damis
Somaliland oo shuruud ku xirtay wada hadal ay dowladda ay kula gasho Hargaysa

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxaa oo shalay siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa waxa uu saacadihii ugu dambeeyey kulamo la qaatay waxgaradka Puntland ee Garoowe ku sugan.

DHEGAYSO SOO DHOWEYNTII WASIIRKA

Wasiirka ayaa la kulmay, Garaad Saleebaan, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo isimo kale oo uu kala hadlay arrimo quseeya xaaladda dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: