Dab khasaare hanti gaystay oo ka kacay Garoowe oo aan lahayn dab-damis

Dab khasaare hanti gaystay oo ka kacay Garoowe oo aan lahayn dab-damis

Dab ayaa ka kacay kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taala magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland.

Dabka ayaa waxaa kadhashay khasaare maaliyadeed iyadoona wali xoogiisa uu socdo sida ay ku waramayaan wariyeyaasha radio Daljir ee goobta gaaray.

Majirto wax dab damis ah oo goobta gaaray, iyadoona lasheegayo inay magaaladu lahayn wax dab damis ah.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com