Caawa iyo Tartan & Tacliin: Xaaji Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn fkf Goldogob Sare

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Xaaji Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn fkf Goldogob Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo caawa soo idlaaday ayna ku tartameen sanadkan 24 dugsi sare oo ku kala yaala gobolada iyo dagmooyinka Puntland aya

Dagaalkii KAARAAMARDHA, guushii CXD Soomaaliyeed & qorshaha maanta ee RW Abiy Axmed
Madaxweyne Farmaajo oo uambaxay Cummaan
Guddiga Baarlamaanka Galmudug oo soo saaray habraaca doorashada Aqalka Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo caawa soo idlaaday ayna ku tartameen sanadkan 24 dugsi sare oo ku kala yaala gobolada iyo dagmooyinka Puntland ayaa  caawa qaybtii hore waxaa ku tartamay Daawad Sare iyo Al-Waaxa Garoowe oo difaacanaysay koobka sannadkan.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaana ku hardamay Xaaji Cabdullaahi Ibraahim Ufeyn iyo Goldogob Sare.

BarnaamijkaTartan & Tacliin waxaa sama fiinalka isugu soo haray labada dugsi sare ee kala ah Daawad Garoowe iyo Galdogob Sare, halka kaalinta saddexaad uu galay dugsiga sare ee Al-Waaxa Garoowe.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom,  Shirkadda Towfiiq, Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Idaacada Daljir, waana sannadkii 9-aad  ee uu barnaamijku hirgalo.

Barnaamijka oo isku dhan hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0