Guddiga Baarlamaanka Galmudug oo soo saaray habraaca doorashada Aqalka Sare

HomeWararka

Guddiga Baarlamaanka Galmudug oo soo saaray habraaca doorashada Aqalka Sare

Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Ga

Taliyihii hore qaybta booliska gobolka Bari oo wali aan wareejin gaadiidkii dowladda (daawo)
Taliska AFRICOM oo Xaqiijiyaay inay Dileen Saraakil katirsan Alshabaab
Waraysi: Madaxweyne Gaas oo Soo dhaweyaay Xalintii Issimadda Puntland ee Muranka Dekadda Boosaso (dhegayso)

Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug kaasoo ay qodobadiisu yihiin kuwo ka adag habraacii maamul goboleedyada kale.

Qodobka ugu culus ee habraacan ayaa ah in aan cod gacan taag ah loogu codeyn musharaxii loo tanaasulo balse uu ka raadsado xildhibaanada cod kalsooni ah.

“Haddii musharax uu u tanaasulo musharax kale, waxaa qasab ku ah musharaxa loo tanaasuley in sanduuqa/cod qarsoodi ah loogu codeeyo oo hadii uu waayo 50+1 tirada guud ee Baarlamaanka Galmudug loo celiyo madaxwaynaha markale.”ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay guddiga qabashada doorashada Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: