Aw-Libaax, Wasiir Jubaland, oo ku Dhintay Qaraxa Muqdishu (dhegayso)

HomeWararka

Aw-Libaax, Wasiir Jubaland, oo ku Dhintay Qaraxa Muqdishu (dhegayso)

Sheekh Maxamed Aw-Libaax oo ahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciiyaaraha ayaa caawa dhawaac xooggan ka soo gaaray qarax ka dhacay Muqdisho, dhawacaas oo

GEDO: Ciidamada Amniga oo Howlgalo ka wada xaafadaha magaalada
Mareykanka oo ka hadlay duqeyn dad shacab ah lagu dilay
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay Shirka Garoowe (dhegayso)

Sheekh Maxamed Aw-Libaax oo ahaa Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciiyaaraha ayaa caawa dhawaac xooggan ka soo gaaray qarax ka dhacay Muqdisho, dhawacaas oo markii danbe uu wasiirku u dhintay.

Aw-Libaax ayaa kamid ahaa aasaasayashii Dowladda Jubbaland soona qabtay xilaal kala duwan.

Imaam Rashiid Guura oo aqoon u lahaa marxuumka ayaan ka waraysanay. Maxamed Lakiman ayaa waraystay Imaam Rashiid Guura.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: