Wasiir Juxaa oo ku Wajahan Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Juxaa oo ku Wajahan Garoowe (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) oo shalay soo gaarey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lafila

MAANHADAL: Doonidii caariday iyo doorka ganacsatada iyo shacabka Puntland (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Somaliland oo Shuruudo Adag ku xirtay Wadahaddalada DFS la galayso.(Daawo)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) oo shalay soo gaarey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lafilayaa inuu maanta gaaro magaalo madaxda Puntland ee Garoowe.

Waftiga wasiirka ayaa Galkacyo kulam kulmay mas’uuliyiin iyo qaybaha bulshada, wuxuuna xusay in dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ka g’antahay nabad ka dhalata gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Galkacyo.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: