Wasiir Juxaa oo ku Wajahan Garoowe (dhegayso)

Wasiir Juxaa oo ku Wajahan Garoowe (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) oo shalay soo gaarey magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lafilayaa inuu maanta gaaro magaalo madaxda Puntland ee Garoowe.

Waftiga wasiirka ayaa Galkacyo kulam kulmay mas’uuliyiin iyo qaybaha bulshada, wuxuuna xusay in dowladda federalka ah ee Soomaaliya ay ka g’antahay nabad ka dhalata gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Galkacyo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com