MAANHADAL: Doonidii caariday iyo doorka ganacsatada iyo shacabka Puntland (dhegayso)

MAANHADAL: Doonidii caariday iyo doorka ganacsatada iyo shacabka Puntland (dhegayso)

Kulanti Wacan dhegaytsiyaal kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo Maalinba oo jimco ah kabaxa Radio Daljir Somaaliya ,waxaana Todobaadkan uga hadli doona dooni u rarnayd Ganacsto Puntland kaso jeeda oo kuso caariday xeebta Boosaaso,taas oo ay ku mashquulsanayeen badnaadinteda Ganacsatada,Culumadda iyo Shacabka.

Barnaamijkan waxaa Xarunta Daljir Boosaaso kaso jeedinaya Axmed sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com