Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmaya Magaalada Kampala

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmaya Magaalada Kampala

Magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda maanta waxaa ka furmaya shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga, sida horeyba loo sii shaaciyay.

Madaxdan ayaa dhammaantood iyo Madaxweynaha martida loo yahay Yoweri Musseveni ayaa ka qeyb galaya shirweyne laba maalmood soconaya oo taageero iyo isbar bar taag loogu sameynayo qaxootiga.

Waxaa magaalada shalay gaarey Madaxweynayaasha dalalka Gani Alfa Victor Okong’o, Madaxweynaha wadanka Gabon Ali Bongo, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), kan Zambia Edgar Lungu, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo Xoghaya Guud ee QM Antonio Gutters.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com