Wasiir Juxa oo Gaalkacyo Gaaray (dhegayso + sawirro)

HomeWararka

Wasiir Juxa oo Gaalkacyo Gaaray (dhegayso + sawirro)

Wafdi u hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Juxa, ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo galabta, waxaana garoonka ku soo dhaweeya

XAABO: Degmada Xaabo waa magaalo ganacsiyeedka gobolka Gardafu ee Bariga fog ee Puntland (Sawirro)
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladiisu la dagaalamayso Musuq Maasuqa (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Wafdi u hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Juxa, ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo galabta, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay wasiiro iyo maamulka Gobolka Mudug.

Wasiir Juxa oo saxaafada kula hadlay Gaalkacyo ayaa sheegay in dawlada Federaalka ee Soomaaliya ay mudnaan siinayso sidii xal looga gaari lahaa magaalada Gaalkacyo, wuxuuna imatinkiisa ku saabsan yahay dhaqangelinta qadobadii ka soo baxay heshiiskii dhexmaray Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka dhegayso

  

   

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: