RW Khayre oo Wasiirka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Su’aalo Waydiiyey (dhegayso)

HomeWararka

RW Khayre oo Wasiirka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Su’aalo Waydiiyey (dhegayso)

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan deg deg ah oo waqti badan qaatay la yeeshay Masuuliyiinta Hay’addaha amniga dalka kadib qaraxii dadka b

Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Nidaamka Axsaabta Puntland iyo Doorashada dawladda dhexe ee 2020/2021 (dhegayso)
Dowlada Kenya oo baareysa dhiig dalkeeda laga xaday oo Soomaaliya la geeyay
Muqdisho: Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo la kulmay Safiirka Qatar u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan deg deg ah oo waqti badan qaatay la yeeshay Masuuliyiinta Hay’addaha amniga dalka kadib qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir.

Dhamaan Masuuliyiintii kulankaas ka qeyb gashay ayuu Ra’iisul wasaare Kheyre,kala hadlay qaabkii uu u dHacay qaraxas xili Ciidamada Xasilinta Amniga ay howlgallo ka wadaan gudaha Magaalada Muqdisho.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: