RW Khayre oo Wasiirka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Su’aalo Waydiiyey (dhegayso)

RW Khayre oo Wasiirka Amniga iyo Saraakiisha Ciidanka Su’aalo Waydiiyey (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan deg deg ah oo waqti badan qaatay la yeeshay Masuuliyiinta Hay’addaha amniga dalka kadib qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir.

Dhamaan Masuuliyiintii kulankaas ka qeyb gashay ayuu Ra’iisul wasaare Kheyre,kala hadlay qaabkii uu u dHacay qaraxas xili Ciidamada Xasilinta Amniga ay howlgallo ka wadaan gudaha Magaalada Muqdisho.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com