GRT: Kulanka Kahortagga Tacadiyada Kadhanka ah Carruurta (dhegayso)

HomeWararka

GRT: Kulanka Kahortagga Tacadiyada Kadhanka ah Carruurta (dhegayso)

Kulan looga hadlayey horumarinta carruurta iyo kahortaga tacadiyada kadhanka ah carruurta qaaradda Afrika oo sannad walba la xuso 16 bishan ayaa maant

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda oo Arrimo baddan looga hadlay

Kulan looga hadlayey horumarinta carruurta iyo kahortaga tacadiyada kadhanka ah carruurta qaaradda Afrika oo sannad walba la xuso 16 bishan ayaa maanta laga xusay Magaalada Gaalkacyo.

Kulanka oo ay soo qabanqaabisay hay’adda GRT ayaa waxaa ka qaybgalay masuuliyiin ka socotay xafiiska wasaarada haweenka ee gobolka mudug iyo martisharaf kale.

Jamaal Faarax Adan ayaa warbixintan ka soo diray Gaalkacyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: