Wasaaradda Caafimaadka Puntland: “Puntland Daacuun kama Dillaacin ee waa Shuban-biyood”

HomeWararka

Wasaaradda Caafimaadka Puntland: “Puntland Daacuun kama Dillaacin ee waa Shuban-biyood”

FARRIIN RADIO DALJIR: Ka feejignoow Daacuunka iyo Shuban-biyoodka oo ha Cabbin Biyo aadan Karkarin! Ayada oo deeegaano badan oo Puntland laga soo she

Madaxweyne Farmaajo oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomalaiya Cabdiqaasim Salaad Xassan
Guddoomiyaha Gobalka Bari Dhedo oo Ka Hadlay Khilaafka Ganacsatada iyo Dowladda (dhegayso)
Farriin siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Caddaalad baa na deeqda (dhegayso/daawo)

FARRIIN RADIO DALJIR: Ka feejignoow Daacuunka iyo Shuban-biyoodka oo ha Cabbin Biyo aadan Karkarin!

Ayada oo deeegaano badan oo Puntland laga soo sheegay cudurka shuban-biyoodka, meelaha qaarna dad u dhinteen, dadna weli la jiifaan, ayaa Wasaaaradda Caafimaadka Puntland waxay ku dhawaaqday in Puntland uusan DAACUUN ka jirin (cholera/koolera) ee kaliya ay tahay waxa jira cudurka shuban-biyoodka.

Wasaaradda ay sheegtay in cudurku ka dhashay biyaha wasakheysan ee roobabka iyo xoolihii diraacda bakhtiyey oo aan meelaha qaar la gubin. Sidaas waxaa Radio Daljir ugu warramay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimadka Puntland, Cabdirisaq Xirsi Xasan, oo waraysi gaar ah siiyey Radio Daljir, wuxuuna u waramay Cabdixakiin Xusein Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: