Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Boocame Sare iyo waliba Eyl Sare fkf Bursaalax

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Boocame Sare iyo waliba Eyl Sare fkf Bursaalax

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad habeenkii 3-aad ayaa waxaa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Eyl Sare iyo

MAANHADAL: Doorashada dalka & Magacaabida xubnaha Xalinta khilaafaadka (dhegayso)
Jubbaland oo shacabkeeda u dirtay fariin ku aadan ka hortaga Caronavirus
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad habeenkii 3-aad ayaa waxaa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Eyl Sare iyo Bursaalax.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin Waxaana xalay ku hardamay oo foodda isdaray Dugsiyada Sare ee kala ah Mubaarak Dhahar iyo Boocame secondary.

Dugsiyada soo baxa waxa ay u gudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Waa tan warbixintii Xasan Heykal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: