Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Boocame Sare iyo waliba Eyl Sare fkf Bursaalax

Warbixinta Tartan & Tacliin: Mubaarak Dhahar fkf Boocame Sare iyo waliba Eyl Sare fkf Bursaalax

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad habeenkii 3-aad ayaa waxaa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Eyl Sare iyo Bursaalax.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin Waxaana xalay ku hardamay oo foodda isdaray Dugsiyada Sare ee kala ah Mubaarak Dhahar iyo Boocame secondary.

Dugsiyada soo baxa waxa ay u gudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Waa tan warbixintii Xasan Heykal

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com