cQaasim Salaad Xasan: “Si loo Helo Dib-u-heshiisiin Dhab ah waa in la isku Cesho Hantida la kala Haysto”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

cQaasim Salaad Xasan: “Si loo Helo Dib-u-heshiisiin Dhab ah waa in la isku Cesho Hantida la kala Haysto”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladda uu maant

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal oo sheegay in ay soo qabteen dad uu sheegay inay shacabka qixinayaan
Maanhadal & Maanta iyo Abuukar Arman: Shirka London Muxuu Yahay, Muxuu se kaga Duwanyahay Kuwii Hore?
Madaxweyne Gaas oo xarigga ka jaray Jaamacadda Maakhir Badhan (sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir kaga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaaladda uu maanta ku sugan yahay dalka Soomaaliya, gaar ahaan dagaalada ku salaysan dhanka beelaha, xagjirnimada iyo siyaasadda. Isagoo intaas sii raaciyey “Si loo helo dib u heshiisiin dhab ah waa in laysu cesho hantida la kala haysto”

Md. Cabdiqaasim oo ku sugan dalka Masar ayaa dhanka kalana odorosay aragtidiisa la xiriirta dawladda cusub ee dhawaan ka dhalatay Soomaaliya iyo khilaafka wadamada Carabta.

Madaxweyne cQaasim wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed oo ku sugan istudiyaha Daljir ee Bossaso.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: