Khilaafka Dastuurka Federaalka iyo Dawladda Puntland(dhegayso)

HomeWararka

Khilaafka Dastuurka Federaalka iyo Dawladda Puntland(dhegayso)

Wasaaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federalka ayaa wada watashiyo ku aadan dastuurka dalka oo magaalada Muqdisho kaga qeybgashay shirar looga hadlayo i

GARBOCIISE ILLAA DEGMADA MAISO EE GOBOLKA SITTI & DHULKA SOOMAALIDA EE CANFARTU WEERARKA KU TAHAY (daawo)
Galmudug oo taageertay isbahaysiga Sacuudiga (dhegayso)
Shiikh Abdirahman Bashiir oo Sheegay In Muqtaar Robow Uu Ahaa Sirdoon Shisheeyaha U Shaqeen Jiray (Daawo)

Wasaaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federalka ayaa wada watashiyo ku aadan dastuurka dalka oo magaalada Muqdisho kaga qeybgashay shirar looga hadlayo isla arrimaha dastuurka.

Wasiirka Dastuurka Cabdiraxmana Xoosh Jibriil ayaan Garoowe muddo 4 beri ah u jooogay shirar uu la qaadanayay ururada bulshada iyo madaxda Puntland.

Hadaba si aan wax uga ogaano arrimahaas waxaan waraysanay Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federalka Puntland, Cali Ciise Cali Maxamed, wuxuuna u waramay Cabdixakiiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: