Maamulka Gobolka Banaadir oo Sagootiyey Ergooyinkii Shirkii Hannaanka Dib-u-heshiisiinta (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo Sagootiyey Ergooyinkii Shirkii Hannaanka Dib-u-heshiisiinta (dhegayso)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah u sameeyey ergooyinkii ka qaybgelayey shirkii dibu heshiisiinta qaran ee shalay lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. DHEGAYSO-WARBIXIN Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59463200fd0000cf49c63eb9/War+Cabdiqaadir+Yuusuf+Irshaad+++Qarax++Weerarkii+Maqaayadaha+Bisa+Hause+iyo+posh++Ee+Muqdisho+.mp3

Waa sidde xaaladda Barakacayaasha kaxda?
Qaxooti Soomaali horleh oo gaaray Xeryaha Kenya
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah u sameeyey ergooyinkii ka qaybgelayey shirkii dibu heshiisiinta qaran ee shalay lagu soo afmeeray magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.

DHEGAYSO-WARBIXIN Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: