Caawa iyo Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Jariiban Sare iyo waliba …

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Jariiban Sare iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad Sare iyo Axmed Ganey

Warka Arooryo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Guddoomiyaha Barlamaanka oo magacaabay Guddi soo diyaara saameynta Covid19 ku yeeshay dalka
Dowladda Soomaaliya iyo Modawga Yurub oo kala saxiixday Heshiis lagu dhisayo waddooyinka dalka

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad Sare iyo Axmed Ganey. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay oo fooda isdaray Muntada Qardho iyo Jariiban Secondary.

Dugsiyada soo baxa waxa ay u gudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo .

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: