Aadan Cadde: “Soomaaliya waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo”

HomeWararkaRaadreeb

Aadan Cadde: “Soomaaliya waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo”

Biloowga khudbaddii Aadan Cadde - 1dii Luulyo 1960: "Soomaaliya ... Soomaaliya ... waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangel

MARTISOOR: SHOORTAAYE: PUNTLAND, AARANJAAN, ABAARAHA & TARAHA DOORASHOOYINKA
Martisoor: Prof. Maxamed Jaamac Salaad Takar (1944 – 8 Agosto ’17) iyo Waayihii Nolosha
Martisoor: Cawaale iyo Heesihiisii Halganka Xornimo Doonka (dhegayso)

Biloowga khudbaddii Aadan Cadde – 1dii Luulyo 1960: “Soomaaliya … Soomaaliya … waxaad leedahay waji, waxaad leedahay magac, ilaahay ha ku magangeliyo, cimri dheerna ha ku siiyo!”

Hadaba Soomaaliyoow xus oo xasuusnoow xoriyadda Soomaaliyi maanta haysato, waxa loo soo maray, meesha maanta la marayo, waxa ku soo fooleh, iyo hiilka ay Maandeeq maanta kaa rabto. Waddani noqo oo dadkaaga iyo dalkaaga daryeel!

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • muxiidinbotaan 6 years ago

    mantay oo.taridutahay 20/12/2017 waxaan jogameeshi daarod kudhashay

DISQUS: