Warbixinta Tartan & Tacliin: Alwaaxa Garoowe fkf Caynu Shamsi Goldogob

HomeWararka

Warbixinta Tartan & Tacliin: Alwaaxa Garoowe fkf Caynu Shamsi Goldogob

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 13-aad Wareegii 1-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Al-Nuur Ba

Laba Boqol oo Kun oo Jawaan oo dhuxul ah oo Soomaaliya laga qaaday oo gaaray Ciraaq
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur” Waxay ahayd in Eng Yarisow iyo saaxibadii kale ee lala dilay loo aargudo”
Turkiga oo ciidamo u diray dalka libya

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 13-aad Wareegii 1-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Al-Nuur Baran iyo Nageeye Secondery Kalabeyr.

Wareegii labaad ee Tartan & Tacliin waxaana hadana hardamay oo foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Alwaaxa Garoowe iyo Caynu Shamsi Goldogob.

Dugsiyada soobaxa ayaa u gudbaya wareegga 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Warbixinta T+T waxaa inoo haya Xasan Heykal oo hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: