Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal iyo Aarsasho Daacish/Al-shabaab iyo Ciidamo la Diyaariyey

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal iyo Aarsasho Daacish/Al-shabaab iyo Ciidamo la Diyaariyey

Madaxweynaha dowladda Puntland oo khudbad xiisa badan u jeediyey golaha wakiilada ayaa sheegay in dowladda Puntland ay dhowaan weerar ku qaadayso deegaamada ay ku dhuumaalaysanayaan malayshiyaadka Alshabaab iyo Daacisho. DAAWO https://youtu.be/tMhew3XG_6c

Muqdisho lagu soo gabagabeyeey shirkii Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha
Sidee Soomaalidu Ku Heshaa Visa-ha Caafimaadka India
Warbixinta dagaalka Dacdheer ee xadka Soomaaliya iyo Itoobiya (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland oo khudbad xiisa badan u jeediyey golaha wakiilada ayaa sheegay in dowladda Puntland ay dhowaan weerar ku qaadayso deegaamada ay ku dhuumaalaysanayaan malayshiyaadka Alshabaab iyo Daacisho.

DAAWO

https://youtu.be/tMhew3XG_6c

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdifitah maxmed abdi koodbuur 7 years ago

    run ahaantii waan soo dhaweynaynaa howlgalka waana ayaaan guleysaneyaaa ciidamadeyna waxan ku tageereynaa information nada iyo dhaqaalaha iyo dhiiri galin ta

DISQUS: