Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal iyo Aarsasho Daacish/Al-shabaab iyo Ciidamo la Diyaariyey

Madaxweyne Gaas oo Iclaamiyey Dagaal iyo Aarsasho Daacish/Al-shabaab iyo Ciidamo la Diyaariyey

Madaxweynaha dowladda Puntland oo khudbad xiisa badan u jeediyey golaha wakiilada ayaa sheegay in dowladda Puntland ay dhowaan weerar ku qaadayso deegaamada ay ku dhuumaalaysanayaan malayshiyaadka Alshabaab iyo Daacisho.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • abdifitah maxmed abdi koodbuur 3 months

    run ahaantii waan soo dhaweynaynaa howlgalka waana ayaaan guleysaneyaaa ciidamadeyna waxan ku tageereynaa information nada iyo dhaqaalaha iyo dhiiri galin ta