Caawa iyo Tartan & Tacliin: Burtinle Sare fkf Xaaji Cali Biixi iyo waliba …

HomeWararka

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Burtinle Sare fkf Xaaji Cali Biixi iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 12-aad Wareeggii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Burtinle

Maamullaha Jaamacad Jarriiban ayaa booqday Dekadda Garacad oo uu ku sooxirtay Markab.
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Galmudug elects last two senators

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 12-aad Wareeggii 1-aad waxaa xalay qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Burtinle Sare iyo Xaaji Cali Biixi.

Wareeggii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa asna ku hardamay Jalam Sare iyo cRashid Cali Sharmarke, waxaana wareegga labaad u gudbay Cabdirashiid Cali Sharmarke.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijkii oo dhammaystiran hoos ka degayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: